Iiraan oo lagu eedeeyey iney ka dambeysey Weeraradii Maraakiibta Shidaalka (Sawirro)

Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo oo shir jaraa’id qabtay ayaa dalka Iiraan ku eedeeyay inay ka daMbeysay weerarro lagu qaaday shalay maraakiib shidaal oo mareyay Badda Cumaan ee Khaliijka. Wuxuu sheegay inay Iiraan halis ku heyso ganacsiga shidaalka adduunka, isla markaana ay ka dambeyso weerrarada lagu qaaday maraakiibta shidaalka lagu qaadayo. Mike Pompeo wuxuu … Continue reading Iiraan oo lagu eedeeyey iney ka dambeysey Weeraradii Maraakiibta Shidaalka (Sawirro)